Ciidamada Danab oo Al-Shabaab kala wareegay degmada Kurtunwaarey & Maxaabiis..

Wararka ka imanaya gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in ciidamada Kumaandoska Soomaaliya ee Danab ay la wareegeen xarunta degmada Kurtunwaarey oo ka mid ah degmooyinka gobolkaas Ciidamada Danab ayaa saaka qaaday Weerar qorsheysan oo ay kula wareegeen degmada Kuntuwaarey, waxaana halkaasi isaga baxay xoogagii Alshabaab, lamana soo werin dagaal ka dhacay halkaasi. Warbaahinta dowladda ayaa sheegtay … Continue reading Ciidamada Danab oo Al-Shabaab kala wareegay degmada Kurtunwaarey & Maxaabiis..